Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xayee on June 25, 2016, 09:20:15 PM

Title: Su'aal: Xilliga aan gaadid koro waan wareeraa?
Post by: Xayee on June 25, 2016, 09:20:15 PM
asc magacaygu wa khadar  waxan qaba cilad ah in xiliga aan gaadid koro aan wareero o aan matago/hunqaaco o an iskla garan wayo ilaa an gadiidka ka dagayo marka maxad igula talin lahayden
thanks
Title: Re: Su'aal: Xilliga aan gaadid koro waan wareeraa?
Post by: SomaliDoc on July 29, 2016, 12:33:04 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6157.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6157.0)