Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Umu sihaam on November 29, 2018, 03:36:22 PM

Title: Su'aal: Haddii kansarka la qalo?
Post by: Umu sihaam on November 29, 2018, 03:36:22 PM
Asc DR bacdasalan qof qawa cancerka dawada hadii qalin lagu sameyo oo an nabarka la jarenin oo losameynayo kali mel saxarada soo marto maxaa kenay shacanka dawada ka imanayo iga jahil bixi mahdsanid
Title: Re: Su'aal: Haddii kansarka la qalo?
Post by: SomaliDoc on March 27, 2019, 09:32:28 PM
Inkastoo erayada aad soo qortay qaarkood aanan fahmin, laakiin markuu qofka kansarka ku faafo ama wax laga qabin karin sida markuu malawadka ku dhaco oo kale waxaa qofka laga duleelyaa dhinaca caloosha si uu uga saxaroodo, waxaana loo xiraa bac saxarada ku aruurto.

Taasi waa caawimaad ka hortagayso in qofku saxarada ku xannibmin ee ma ahan kahortag ama daaweyn kansarka ku saabsan.