Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sadam Guled on March 28, 2019, 07:11:43 PM

Title: Su'aal: Maxay yihiin erayadaan caafimaad?
Post by: Sadam Guled on March 28, 2019, 07:11:43 PM
Asc dhamaan dhaqaatiirta pagekaan waa idin salaamay, salaan kadip waxaan rabaa in la'iga jaahil bixiyo liikuna caawiyo waxa ay yahiin erayadaan caafimaad.

1:clinic
2:pharmacy
3:hospital
4:mch
5:serology

Erayadaan dhamaan waxa ay ku qotomaan caafi-maad lkn waxaan rabaa idinkoo mhdsn in aan ii sharaxdaan macnaha iyo ujeedooyinkooda ????