Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Meymuna axmed on June 02, 2019, 08:47:16 PM

Title: Su'aal: Maxaa keeno jir dillaaca?
Post by: Meymuna axmed on June 02, 2019, 08:47:16 PM
Asc, somdoc aad baad umahadsanidin
Suasheydu waxay tahay maxa keena jirka oo calamado sida meel wax ku qalay cml kuso baxa? Calamad sida mindi ku saray oo kaale huritaan ayu leyahay asbuucyo kadib wuu baa ba"a.