Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: ahmed dabaq on February 01, 2020, 08:25:42 AM

Title: Su'aal: Waxaa i hayo cudurka xiniinyaha?
Post by: ahmed dabaq on February 01, 2020, 08:25:42 AM
asc markahore wxa mahad dhmnted iska leh allah mrka xiga wxn umah celinaya walalaha somalidoc wll wxan ahy wiil dhalin yaro ah 20years mudo dhawr sano ah waxa ihaya cudurka xininyaha kudhaca ee firockosilka marki hore mana wx wrbixin ama sharaxad ah ka aqon
lkn wxbadan wxn ka ogaday somaliDoc
mrka su aashaydu wxy tahay
firokosilka hadii uu wakhti dheer kuhayo ila 3ama4 sano wx malaga qaban kara
mise inta ubilawga yhy umba ladawayn kara hadi uu allah ku tayasiriyo