Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Luluu114 on March 02, 2016, 03:13:11 PM

Title: Su'aal: Minka oo is gediyo ?
Post by: Luluu114 on March 02, 2016, 03:13:11 PM
Assalamo Aleikom Dhamaan dhaqaatiirta sharafta badan waxaan rabay in aan idiin weydiiyo su,aal :Minka oo is gediyo xeliga uurka macquul ma tahay gabadh aan uur laheeyn in minkeedu is gediyo?¨¨

jazaakuma allahu kheyran
Title: Re: Su'aal: Minka oo is gediyo ?
Post by: SomaliDoc on March 09, 2016, 05:04:35 PM
Macquul ma ahan gabar aan uur lahayn inay sidaa noqoto, maxaayeelya sababta keentay inuu minka isgadiyo waa ibida oo ka soo fuqi waysay booskeeda, ibiduna waxay samaysantaa xilliga uurka.