Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maaji29 on December 04, 2019, 04:10:46 PM

Title: Su'aal: Waxaa laga helay infection?
Post by: Maaji29 on December 04, 2019, 04:10:46 PM
Waxan guursaday marka bisha kowada aan isqabney caadada ayaa laga waayey marka waa labaaray in uu uur jiro waxaa laga heley infections waana laga daaweeyey cadadii ayey dib u heshay markay ka dhaqatay islabishii 7-10 maalin kadib dhiig aan caado u egeen ayey isku argatay ilaa 3 maalin kadib qalajiyey 1000g ayey isticmaashay cadadii ayaatimaaday marka haduu infection jiro qofka wax uur ah ma qaadi karo miyaana dr plz jwb Insha allah