Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Diihaal Guuto on January 11, 2017, 12:41:13 AM
-
Asalaamu caleykum.
Dr waxaan ku waydiin lahaa Ukunta oo iyadoon la karin la cuno cafimaad dhib ma uleedahay.
-
Ukunta oo la cuno iyadoo cayriin ah wax dhibaato ah ma keento, faa'ido ayaa jirka ugu jirto khaasatan caruurta nafaqo darrida ay heyso.