Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cadceed on July 08, 2010, 01:05:09 AM

Title: Su'aal: Hurdo la'aan iyo Hurdo yari?
Post by: Cadceed on July 08, 2010, 01:05:09 AM
asc dhamaan wax garadka iyo aqoon yahanada websit kaan salan kadib .
waxan si aad ah idinkaga mahadcelina sida waafiga ah ad iga soo jawaabteen su aashii hore hadane waxaan jeclahay su aal kale in leeyga jawaabo
waxaan ka cabanaya hurdo la aan ? ama hurdada oo igu yar ?
 mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Hurdo la'aan iyo hurdo yari?
Post by: SomaliDoc on July 17, 2010, 05:39:06 PM
Halkaan ka akhriso waxa hurdo la'aanta keeno
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2045.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2045.0.html)