Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saiid6666 on March 14, 2009, 01:12:35 AM

Title: waa maxay (Toxic)
Post by: Saiid6666 on March 14, 2009, 01:12:35 AM
waa maxay toxic oo ku dhaca maqaarka
Title: Re: waa maxay (Toxic)
Post by: SomaliDoc on March 18, 2009, 11:39:34 PM
Walaal su'aashaada maahan mid aan fahmi karo ee maxaa u la jeeddaa?
Title: Re: waa maxay (Toxic)
Post by: Abdulrazzak on March 19, 2009, 04:19:24 PM
suasha ka dhiga only waa maxay TOXIC then U will get da Answer ..  lakin waxa aad raacisay SKIN TOXIC which is definetly unclear ... Maqaarka  cuduro badan ayaa ku dhacay  magacayo  Daignostic ayay leeyihiin .. so make clear u Q .. Thnkz