Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Samatarkodar on June 08, 2020, 08:37:19 AM

Title: Su'aal: Waxaan isku arkay Erictile dysfunction?
Post by: Samatarkodar on June 08, 2020, 08:37:19 AM
Asc Dictore adbad ugu mahadsantahy hawshan wayn ed bulshada u hayso
Dr waxan isku arkay kacsi la,aan ama inu qodhahayga adkan waayo kadib dhakhtaro badan o boqday waxay i shegen jawabo kala duwan  arintana wa ku wareray lacagna wa iga dhamatay
Dr midba wuxu i qoray irbada testosterone iyo Viagra kadib bilo markan qatay wax wayn ima tarin kadib waxa booqday Dr hadana wuxu ishegay inay testosterone levelkyga normal tahay e an qabo bilateral varicocele o an qaliin u bahanahy isla markas ku kale an boqday wuxu i shegay inana qabin xanunkas varicocele kalia vitamino iyo viagra ayu i qoray please i cawi xasna wan leehay Dr...?