Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Axmed Shaakir on February 12, 2019, 10:02:03 PM
-
Asc doctors salaan kadib aad ayaa umahadsantihiin habka wacanoo wngsn oo aadnooga haqabtirtaan waydiimaheena.
Alamiitada push upka looyaqaano ee qeebaha sare ee jirka murqahooda lagu dhiso kasakaw dhisida murqahaas
maxay qofka sameenaayo caafimadkiisa Ku yeelaneesaa mase laga dhaxli karaa saameyn danbe
Thank you
-
Push-up waa nuuc ka mid ah jimicisiyada lagu dhiso murqaha gacmaha iyo xabadka, wax dhib ahne ma keento illaa inuu qofka horay uga xanuunsanaa seedaha iyo murqaha mooyee, taasoo jimicsigaasi uusan xamili karin.