Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamedxaan on July 22, 2017, 01:38:50 PM

Title: Su'aal: Waxaan ka xanuunsanahay kaadi mareenka?
Post by: Maxamedxaan on July 22, 2017, 01:38:50 PM
Asc digtoore su  aa  Sheedu  waxay  tahay  aniga  waxaan ka  xanuunsanahay  kaadi  mareenka  illa iyo dawada iyo xiniinyaha oo micnaha  mararka  qaar  waxaan dareemayaa  kadi  marenka  in u so laablaab mayo mararka   qaarna waxa  ka dareemayaa  dhururuq dhururuq in furfurmayo waana marka uu xinnyaha shaqeynayo ama ay xididadiisu ay is furfuraan illaa iyo  muddo  dhan  hal  sano  xaniinyahana  dabcan 

2xaniinyahana  iyana  si  lamid  ah xanuun ayaan ka dareemayaa dhaqtar a aan  u tagay  wuxuu  ii  sheegay  in  uu cabuq  jiro  dawadiisuna  ay tahay Miyo  oo kaliya  waxkale  oo daawa  ahna  ma  uusan  iisoo  qorin  midda 
3 dhanka  kale  mararka  qaar wareegga  dawada  waxaan  ka dareemayaa  dheecaan  ee maaxaad  igula talin lahayd  hadey  noqoto  dhankaa  iyo  cunista  badarka  iyo  biyaha iyo hadey  noqoto  fitimiinaadka
Fg: digtoore  xaas  ayaan  leeyahay  ee  maxaad  igula  talin  lahayd 



SHU  AASHEYDA  UGU MUHIIMSAN  WAXAY TAHAY  MAXU  YAHYA  FARQIGA  U DHAXEEYA  DAWADA  IYO BADAR  CUNISTA ANIGUNA  WAXAAN  AHAY  NIN  BADARKA  AAD  U CUNO  IYO  FITIMIINAADKA  SI  AAN  CAAFIMAADKEYGA  U HELO  WAXAANNA  IS IRI  HADDII AAD  BADARKA ISKA  YAREYN  LAHAEYD  WAX  BADAN  AYAA  KUU  DHOW R  SANAAN  LAHAA 
Title: Re: Su'aal: Waxaan ka xanuunsanahay kaadi mareenka?
Post by: SomaliDoc on May 20, 2018, 01:21:27 PM
Marka hore aan kuu saxo waxa laga wado "Kaadi-mareenka", waa kilyaha, tubooyinka kaadida soo qaado "lise", kaadiheysta iyo ibta kaadida soo marto" xaniinyaha kuma jiraan, qanjirrada raggane kuma jiraan, dabadane kuma jirto.

Intaas ka dib qaabka laguu hayo waxay iila egtahay in cillad fiiskolo inay ku hayso "Anala Fistula" maadaama aad sheegtay in dheecaan dabada uu jiro, qooraha illaa iyo dabada inta u dhaxaysane inay ku xanuunayso, marka qoraal ku saabsan arintaas bal ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5618.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5618.0)