Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hibo janno on December 02, 2018, 09:33:55 PM

Title: Sababta Hooyada in Ilmaha lagu qalo
Post by: Hibo janno on December 02, 2018, 09:33:55 PM
Dr Asc
Dr waxa la_igu qalay dhowr caruur ah, aad ayaana uga walwalaa hadane waxa kusabraa qadarta Rabbi.
Cunugii iigu horeeyay Dr_kayga waan weediiyay sababta qaliinka ? Waxuu iisheegay in miisaan ka cuniga uu ween yahay oona kadhamaan rabo Amniotic Fluid_ka.
Midkii labaadna & kuwii kadanbeeyane waxu dhahay ilmaha masoo dagaayaan? Waan weediiyay waxa keenay ineesan soo dagin waxu dhahay wa qadar rabi wali wax cad iima sheegin ?
Maxa sababay soo dagis la'aanta ilmaha  waqtiga foosha ?
Meeqo sano ayeesan hooyada laqalay uur qaadayn ?
Malaga yaabaa inaa foosho oo caadi udhalo waliba anigoo 3 qaliin qabo ?
Mahadsanid
???? ???? ??? ??????
Title: Re: Sababta Hooyada in Ilmaha lagu qalo
Post by: SomaliDoc on March 28, 2019, 08:34:12 PM
Halkaan ka akhriso sababaha ugu badan ee hooyada loogu qalo uurka iyo sababta ay caruurta u soo dagi waayaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1103.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1103.0)