Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sadiya12 on July 15, 2019, 10:46:13 AM

Title: Su'aal: Haday matagto way suuxdaa?
Post by: Sadiya12 on July 15, 2019, 10:46:13 AM
Asc Dr Hooyadey wey suuxda kaliya hadii ay matagto waliba sida qof suuxdin qabo oo kale miirkaa ka tago oo calyo iyo shanqar ayaan ku aragnaa
Waana kaliya hadii ay matagto
Ciladan labo sano kahor ayey ku bilaabatay markii ay dhacday oo feer bidix  ka jabtay
Wax yaabo kalo sababay iney jiraan waa macqul 
Kheyr bdn allaha idin siiyo wllo