Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dalmar881 on October 19, 2008, 11:49:47 AM
-
Asalaamu caleykum, Salaan kadib waxaan isku arkay Cuncunka iyo raaxo-darada ka timaada babaasiirka muddo hadda 3 maalin ah marka waxaan rabay inaan ogaado dhakhtarka ku shaqada leh ee aan u tagi karo waayo dhakhaatiirtu waa fara badanyihiin mid walbana meel ayuu qaabilsanyahay marka hadii ay suurto gal tahay inaan helo jawaab.
waana mahadsantihiin.
-
Waxa ay ku xirantahay wadanka aad ku nooshahay, haddii aad somaliya joogto, dhakhtar guud ama mid qalliin labadaba waad u tagi kartaa, haddii aad joogto meel kalane raadi dhakhtar ku taqasusay maroorka iyo malawadka ee loo yaqaanno "Proctologist".