Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on November 16, 2016, 08:52:51 AM

Title: Su'aal: Maxaa sababo ninka raga in uu jirkiisa jilco?
Post by: Mr Mahamed on November 16, 2016, 08:52:51 AM
maxaa sababo ninka raga in uu jirkiisa jilco maloo aaaneen karaa kacsiga badan oo ay hormoonada aad ushaqeeyaan
Title: Re: Su'aal: Maxaa sababo ninka raga in uu jirkiisa jilco?
Post by: SomaliDoc on December 04, 2016, 10:21:02 PM
Maxaad ula jeedaa jirka jilicsan?, fadlan faahfaahin ka bixi su'aashaada.