Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nihaal on December 25, 2012, 03:02:42 PM

Title: Su'aal: Wiil yar oo ku dhacay cudurka qalalka?
Post by: Nihaal on December 25, 2012, 03:02:42 PM
waxaan rabaa in la ii gala taliyo wiil yar oo uu ku dhacay cudurka qalalka cudurka marka uu ku dhacayay wuu ka qaaday jug wuxuu na ka dhacay jaranjaro isaga oo jiro 1sano hadana waa 6jir xaaladiisa cafi maad way liidataa kadib marka ay ku dhac day malaariyo hadana wuxuu dhaqtarka kasheegay majajis cunuga hada ma soconkaro mana is kadin karo lug iyo gacana wa qalooc deen  marka waxaan ka cod sanayaa walala dhaqaatiirta soomaaliyeed in ay isiiyaan talo
Title: Re: Su'aal: Wiil yar oo ku dhacay cudurka qalalka?
Post by: CilmiSabca on December 27, 2012, 03:05:59 PM
Walaal Dhakhtar Neerfaha Qaabilsan u gee si uu daawo ugu qoro. Alle ha caafiyo Cunugga Insha Allaah.