Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on March 18, 2016, 11:59:08 PM

Title: Caafimaadka Toonta (Toontu Waa Daawo)
Post by: SomaliDoc on March 18, 2016, 11:59:08 PM
(http://somalidoc.com/Topics/toonta.png)

Toonta ama Tuuntu waxay ka mid tahay geedo daaweedyada fara ku tiriska ah ee ummado badan isku waafaqsan yihiin waxtarkeeda caafimaad ayna soo isticmaali jireen xadaaraad hore oo caalamka soo maray.

Toonta waxay kaloo ka mid tahay geedo daaweedyada uu rasuulkeena suuban nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee uu nagala dardaarmay in aan xanuunada iskaga daawayno.

Toonta waxay kaloo ka mid tahay geedo daaweedyada ay cilmibaarayaashu isku waafaqeen waxtarkeeda caafimaadkeeda.

Haddiiba faa'idadeeda uusan shakii ku jirin bal aan ka hadalno xanuunada lagu daaweeyo iyo qaabka ay wax u tarto intaba:

Akhriso qoraal ku saabsan geedka Sanjabiilka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6530.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6530.0.html)

Haddii aad su'aalo caafimaad ah qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)
Title: Re: Caafimaadka Toonta (Toontu Waa Daawo)
Post by: Ashom on August 28, 2017, 03:53:44 PM
Toonta wax xariir ah malaleedahay galmada
Title: Re: Caafimaadka Toonta (Toontu Waa Daawo)
Post by: Balqiisahaaji on August 18, 2018, 07:38:01 AM
ASC Dr ugu horeyn wan Ku salaamay.
Waxaan arkay dad dhahayaan toonta waa la Galina karaa hoosata/siilka gabadha markuu infection jirro.
Marka arintaas ma saxbaa?