Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamed Khadar Ibraahim on July 07, 2019, 01:57:33 PM

Title: Su'aal: Caloosha hoosteeda ayuu taabtaa?
Post by: Mohamed Khadar Ibraahim on July 07, 2019, 01:57:33 PM
ASC waxa jira inan xanuunsanaya oo xaga maskaxda ah sidee loo daweyn karaa?
 dhakhtar marka lagu yidhaahdana halkee ku xanuunaysa wuxuu taabtaa caloosha hoosteeda markaa dhakhtar waxaan u baahanay inaad arintan wax iiga yara sheegto
waad mahadsantay