Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aadaar on May 20, 2010, 09:02:38 PM
-
Wan salamay bahda somalidoc kadib waxaan ini waydiiyo maxaa keena xaniinyaha oo ku cuncunaha kadibna ay fuusho qolof iiga jawaaba fadlan mahadsanidin
-
Walaal la xiriir takhtar maqaar, cuncunka qooraha waxaa keeni karo cudurro badan oo ay ka mid tahay, xajiin caadi ah, cudur fangal ah ama cudur kalaba.
Qolfaha waxay fuulaan markii cuncunka bato oo qofkuna xuqo wuu qolof dhacsadaa.