Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saiid6666 on November 23, 2009, 04:20:29 PM

Title: Su'aal: Waa maxay cudurka (hypoglycaemia)?
Post by: Saiid6666 on November 23, 2009, 04:20:29 PM
salaamu calaykum walaalayaal salaan ka dib maxaa keena cudurka hypoglycaemic maxaase aaffo ah ayuu qofka gaarsiiyaa yuu ku dhacaa ma dad oo dhan mise dad cuduro gaara qaba maxaase lagyu daweeyaa please iiga soo jawaaba
salaamu calaykum
Title: Re: Su'aal: Waa maxay cudurka (hypoglycaemia)?
Post by: SomaliDoc on November 23, 2009, 07:29:33 PM
Hakaan ka akhriso waxa Hypoglycemia ay tahay
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2363.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2363.0.html)