Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Rabiic on January 02, 2018, 06:31:47 AM

Title: Su'aal: Waxaa i xanuuna lugta bidix illaa killida korkeeda?
Post by: Rabiic on January 02, 2018, 06:31:47 AM
Asc wan idin salamay akhyarta daacada u ah umada
Waxan ihaya xanuun aan Ku wareeray waxaa LA IGA hayaa dhinac Chan
Waxaa ixanuuna lugta bidix ila kalida kordeeda  xididadka weyn ka soon bilawyda boqonta ilaaa misigta ayaa aad ii xanuuna
Ma foorarsan karo
Markaan jiifo saaid bay ii kaartaa
Ma fadhiyi karo
Ma ordi karo
Safar ma gali karo xanuun daraadii
Dhakhaatiirta aan utagey waxay I dhahaan uun waa nerve xidid dawo markay isiiyaan waxba iima tarto
ICAAWIYA INTA AAD AWOODAAN
THANKS
Title: Re: Su'aal: Waxaa i xanuuna lugta bidix illaa killida korkeeda?
Post by: SomaliDoc on December 04, 2018, 07:26:11 PM
Qaabka laguu hayo waa cillad ku saabsan neerfaha sinta, waxaana loo yaqaanaa "Sciatica", faahfaahinta xanuunkaan horay ayaan uga hadalnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4611.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4611.0)