Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hibs on April 09, 2016, 12:10:18 PM
-
Waxaan maqlaa cillad ( ama cudur) ay dumarka Soomalidu ka cowdaan oo MINDHEELI lagu sheego, taaso dumarka ka hor istaagta iney uur qaadaan. hadaba cudurkaasi ma jiraa? Haduu jiro-se, astaamo lagu garto ma leeyahay? maxaase lagu daaweeyaa?
Mahadsanid.
-
Fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1730.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1730.0)