Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Racwi cdy on May 03, 2020, 06:06:46 PM
-
Asc somalidoc illahy ajar badan hakaasiyo sidad bulshada ucawinayso waxaan donaye inan kuwaydiiyo timaha aad iyo aad iidadanaayo midabkii xataa waka tagay tinta korkay iiga dadataa hadan gacanta galiyo sifudud iguso raacee afar xabo iiso haray daal badan xilikasta subixi aroorti xitaa waad dalanahy lugaha aad ayey iixanuunayaan xiliyada qabowga iyo markasta ilmo yar nuujiyaa dr maxaa talo isiin leheed tintayda maxaan kusoo ceshataa waxbadan iga qasaray
-
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html)
Walal link-ga kor ku dhifo si aad ugu faa'iideysato waxyaabaha la xariira tima daadashada een inta dhĂ khatrka kaaga Soo jawaabaya.