Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: khadarkm5 on September 10, 2008, 02:36:41 PM
-
waan qandhadaa xiliyada qabowga
-
Warbixin faahfaahsan naga sii qandhadaada, waqtiyada ay ku qabato maalintii, calaamadaha la socdo iyo in aad daawo u isticmaasho iyo in kalaba.