Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yuzra12 on February 15, 2016, 01:14:39 AM

Title: Su'aal: Waxaa i xanuna dhabarka iyo mandhicirka?
Post by: Yuzra12 on February 15, 2016, 01:14:39 AM
Waxa leeyahay uur 6 week ah waxaa i xanuna dhabarka iyo mandhicirka wadaheeyga xoog ayuu u garaacmaa markaan salaada tukado aad ayaan u nex tuuraa dabar daro ayaan dareemaa ma la isdhihi karaa fatamiinka ayaa igu yar maxaase igula talinee
Title: Re: Su'aal: Waxaa i xanuna dhabarka iyo mandhicirka?
Post by: SomaliDoc on February 18, 2016, 03:37:36 PM
Waa suura gal in dhiig yari ku hayso, waa suura gal in xanuun kale jiro sida infekshanka kaadiheysta oo isagane lahaan karo astaamahaas.
Fadlan u tag dhakhtar si loo ogaado cillada ku hayso.