Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Casha on December 27, 2009, 09:35:24 PM

Title: Su'aal: Maxaa keeno gacmaha iyo lugaha oo ku barara?
Post by: Casha on December 27, 2009, 09:35:24 PM
asalamu alaykum
waad salaamtihin

Maxaa keeno gacmaha iyo lugaha oo ku barara?

maxaa keeno gacmaha iyo lugaha oo ku barara  yacni markii horay caadi ayee ahaayeen
laakin maxee bilaaben in ee bararaan xanuune weey wataan, marka lugaha lagu fadiisto ayee faraha aad ii xanuunaan,
 maxaase lagu daaweeyaa?
waad mahadsantihiin
Title: Re: Su'aal: Maxaa keeno gacmaha iyo lugaha oo ku barara?
Post by: SomaliDoc on January 04, 2010, 09:20:58 PM
Bararidda gacmaha iyo lugaha waxaa keeni kara cudurro aad u badan oo halkaan lagu soo koobi karin sidaa darteed waa inaad u tagtaa dhakhtar guud is cudurkaaga aad u fahantid.