Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muniira on March 13, 2010, 03:37:24 AM
-
asc wr wb salaanta ka dib waxaan rabaa in aan ogaado wadna xanuunka iyo sida loo daweyo
-
Maxaa ula jeedaa wadna xanuunka?
Soomalida badankood bog xanuunka ayay wadna xanuun u yaqaanaan!!! ee ma bog xanuun ayaad ka wadaa....
-
waxaan dareemaayaa wadnaha oo i jiidmaya tabar daro markas soconayo aad uu ii garaacmaa waxaan rabaa in aan mata dhan jifo anoo dareemaya daciif nimo iyo wadnahoo ijiidmaya