Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nehaa on January 27, 2016, 10:00:15 PM

Title: Su'aal: Maxaa keena kor cuncun waliba jirka dhan gasatan naaasaha?
Post by: Nehaa on January 27, 2016, 10:00:15 PM
Maxaa  sababa  naasaha  iyo  jidhka  kala  cun cun marka  xogana  barara  ama  ano  xogin  barar  kuarka  gaduud  ah
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena kor cuncun waliba jirka dhan gasatan naaasaha?
Post by: SomaliDoc on February 06, 2016, 03:31:04 PM
Akhriso qoraal ku saabsan xajiinta iyo xasaasiyadda: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,532.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,532.0.html)