Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khalidbile on August 02, 2015, 11:19:58 PM

Title: Su'aal: ku saabsan fatty liverka?
Post by: Khalidbile on August 02, 2015, 11:19:58 PM
Asc walayaal waxan idin waydinayaa sual in arin inbdan igu soo laalabatay oo ah in aan altersound ama computer lay saray oo uu iga shaegaya markii hore in Liver Enlarage in size 140mm hadan dhowr bil kadiban isi saray waxy laeyihiin waa saa kordhay oo 150mm
 mantan aan idinla hadlaa ayan hdaa isi saray oo waxay leeyihin liver size is normal lkn (increased parechymal echopattern) waxan talada ku qoran fatty in filtration in liver (G-1) adinkoo mahadasan talo isiiya aan fatty kaas ku baabin karo mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: ku saabsan fatty liverka?
Post by: SomaliDoc on August 04, 2015, 10:26:46 AM
Beerka oo xeyr fuusho, waxa keeno, sida lagu ogaado, astaamaha lagu garto iyo siyaabaha loola tacaalo intaba horay ayaan uga soo hadalnay ee halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5496.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5496.0.html)