Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Axmed Hassan on January 08, 2020, 10:31:44 AM

Title: Su'aal: Waxaan dareemayaa dibbirsanaan?
Post by: Axmed Hassan on January 08, 2020, 10:31:44 AM
Asc somalidoc team .
Suasha aan qabo waxay tahay.
Caloosha waxan ka dreemaya dibirsanaan ama in ay buuxdo camal sidoo kle daacada oo i dhibysa ,lalabo iyo amatetki cuntada oo an jirin waxa intas raaca afka oo qaraar an ka dreemayo .
Xnunada malaria ama tifowna negative weeye
Marmarka aan istago ama socdo waxan daremaya wareer an badnyn .