Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamed Abdirizak on June 09, 2020, 10:09:57 AM

Title: Su'aal: Gastric Cancer or stomach cancer?
Post by: Mohamed Abdirizak on June 09, 2020, 10:09:57 AM
asc dr
waxn rabaa su'aal inaan kuwaydiiyo. oo sidan ah.
qof familka ka tirsan baa dhakhtar wuxuu ku yiri waxaad qabtaa canserka caloosha  isagoo ula jeeday in gaaska   hayay uu nabar ku sameeyay qaybta kore ee caloosha ama (upper abdominal ).naarkaas oo noqday cancer waa sida uu sheegay
maxaa lagu dawaynkaraa gastric canser kaas? xal aan qaliin ahayn maleeyahay? ,khatar intee le eg ayuu qofka noloshiisa ku eeyahay?

baaritaan dhanka enterneetka ah oo aan sameeyay waxaan ku ogaaday 5 ama 5 marxaladood inii maro ,2da marxaladood oo kala ah stage 3 iyo stage 4 ayaa ah kuwo ugu daran dawadiisa siiba stage 4 xalkiisu waa adagyahay.

mahdsanidiin
Title: Re: Su'aal: Gastric Cancer or stomach cancer?
Post by: Deqacadey on September 26, 2020, 01:28:19 AM
Asc walalow. Gastrits aya qaba. h.pylori.  Ah. Mudo badan. Xanunsana  waxa Ka baqa . Inow cancer igu noqdo.  Calmadaha. Qofkan cudurka laga helay MA i sheegi kartaaa walal.