Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: GEEDOOW on February 22, 2011, 10:23:56 PM

Title: SUÁAL: KAADIDA OO AAN TABAR LAHAYN
Post by: GEEDOOW on February 22, 2011, 10:23:56 PM
MAXAA SABABA KAADIDA OO AAN U SOO BAXEEYN SI XOOG LEH IYO KAADIDA OO FARAQYO DHOWR AH YEELATO IYO QOFKII OO DAREEMAYA IN WELI EEY KU DHIMAN TAHAY KAADI IYO ISAGOO SUGAAYO WAQTI DHEER INEEY KA TIMAADO KAADI KALE ISLA MARKAAS ?
Title: Re: SUÁAL: KAADIDA OO AAN TABAR LAHAYN
Post by: SomaliDoc on February 24, 2011, 11:00:58 AM
Kaadida oo tabar lahayn ama aan meel dheer gaarayn, iyadoo kugu harto ama kaa tistisleyso waxaa keeni kara in ibta kaadida ay xirantahay ama ciriir ay tahay.

Waxaa kaloo keeni kara qanjirka ragga oo barara.

Qoraallo loogu tala galay labadaan cudur halkaan ka akhriso
1- Ciriiriyowga Ibta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1865.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1865.0)
2- Qanjir-ragga oo barara: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0)