Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xikmaawi on February 26, 2016, 03:26:27 PM

Title: Su'aal: Maxa keena in xubinta taranka ragga ay hoos u qallocato?
Post by: Xikmaawi on February 26, 2016, 03:26:27 PM
alle aya  mahd leh kadib mudnaan ayad leedahay waxad haysa hawl adag alle ha kugu sharfo cizzo iyo cibaado suban.
su,aasahydu waxay tahy maxa keena in xubinta taranka ragga ay hoos u qallocato sida qaanso oo kale mhdsnd
Title: Re: Su'aal: Maxa keena in xubinta taranka ragga ay hoos u qallocato?
Post by: SomaliDoc on March 03, 2016, 02:27:40 PM
Waa korriimo caadi ah oo ragga qaarkood isku arkaan in xubintu marka ay taaganto lagu arko qallooc dhinac ama hoos ama kor ah.
Wax dhibaatane uma keento howsha iyo uuraynta intaba.