Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maan caddeh on July 23, 2018, 10:06:53 PM

Title: Su'aal: Barafuun ayaan kilkilaha u isticmaalaa?
Post by: Maan caddeh on July 23, 2018, 10:06:53 PM
aadbaan idiin salaamin bahda somalidoc
salaan kadib aad baan idiin kaga mahad celin sida ugu shaqaysaan bulshada soomaaliyeed, ilaahayna miisaanka xasanaadka ha idin kugu daro
hadaan su'aashayda u gudbo
waxaan is ticmaalaa barafuun ama carfiso noocuu doono ha ahaado kaasoo aan u is ticmaalo inaan isaga buufiyo labada kil kilood
marka wax saamayn ah ma igu keeni karaan ditoore
mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Barafuun ayaan kilkilaha u isticmaalaa?
Post by: SomaliDoc on January 13, 2019, 10:13:03 AM
Maya waad iskaga buufin kartaa, wax dhib ah ma keenayo haddii aadan xasaasiyad ku qabin.