Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Alzubeydi on February 12, 2019, 05:34:07 AM

Title: Su'aal: Dhiigga AB+ ma ku badan yahay dalkeena?
Post by: Alzubeydi on February 12, 2019, 05:34:07 AM
scm dr waxan raba inaad iii faahfaahiso dhiigeyga noociisa waa AB POSITIVE DR malaga helaa ama maku baan yahay dadkeena nimcaan maxay se Ku kala Diwan yihiin noocyada DHIGAN dadka mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Dhiigga AB+ ma ku badan yahay dalkeena?
Post by: SomaliDoc on November 10, 2019, 12:27:45 PM
Nooca dhiigga AB+ kuma badno bulshada, waana nuucii ugu dambeeyay ee la fahmo jiritaankiisa, dadka dhiigoodu nuucaan yahay waa nasiib badan yihiin oo dhiig kasta ayaa lagu shubi karaa...