Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Akhaa Binu Jowhari on December 10, 2019, 09:39:18 PM

Title: Su'aal: Qabiino ama nabro jirka ku yaaca?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on December 10, 2019, 09:39:18 PM
Asc...  Doc,  waxa jaclan lahaa waxa keena qabiinada jirka ka soo yaaca ama nabarada afka mail kawatta, waxa inta badan la arkaa waqtiyada rooabaka da'aaan. Side loola tacaala. Qofka qaba nabaradas, waxa uu ka sheegtaa qanjir barar