Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muxya62 on December 09, 2017, 10:31:58 PM

Title: Su'aal: Markay is helaan ugxanta iyo shahwada ninka?
Post by: Muxya62 on December 09, 2017, 10:31:58 PM
asc dctr
aad baad umahadsanthn sida wanaagsan ee aad aqoontiina inoola qeybsaneysaan
illaah ha idinka abaal mariyo jazakalah.          SLN kadib
dctr waxaan rabay inaan idin weydiiyo su aal, haduu illah idin garansiiyana aad iiga soo jawaabtaan.
suaasha waxay tahay
waxaan ognahay ugxanta dumarka in lasoo fasaxo maalinta 14 inta badan waa hadii ay gabdha caadadeedu tahay 28 maadama ay dumarku  ku kala duwanyihiin jadwalka caadada ama wakhtiga caadada,  marka hadii  habeenka 14aad    Jamac lasameeya ,        .majiraan wax calaamado ah oo lagu garan karo in ay is Helen ama kulmeen ugxantii gabadha iyo sperm ninka?
sideese lagu ogaan karaa? 




                                            mahadsndiin
Title: Re: Su'aal: Markay is helaan ugxanta iyo shahwada ninka?
Post by: SomaliDoc on December 02, 2018, 08:01:25 PM
Maya, ma jiro wax la dareemo oo lagu ogaan karo in shahwada ninka ay bacrimisay ugxanta haweenka, haddii aad uur raadinaysaan fadlan akhriso talooyinka ku xusan qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5839.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5839.0)
Title: Re: Su'aal: Markay is helaan ugxanta iyo shahwada ninka?
Post by: Muxya62 on July 06, 2019, 01:37:32 PM
mhdand dctr