Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gaashaan_2 on May 28, 2015, 03:16:03 PM

Title: Su'aal: Dibiro joogto ah iyo daaco aan kala go' lahayn?
Post by: Gaashaan_2 on May 28, 2015, 03:16:03 PM
Asc dr salaam kadib dr waxan kacabanayaa dibiro joogtaa iyo daaco aan kala go,lahayn aaryo ku dhex wareegaysa caloosha iyo laabta oo had iyo jeer aad moodo in aan naxsanahay sideeda oo kle ii ah
xanuunkaas waan garan wayay wali lama xidhiidhin wax dhkhtar ah cabashadayda uGu wayna waa Daaco joogtaa oo waliba mararka qaar aad moodo in aanan is xakamayn Karin oo aan anigu iska raadinayo taana waxaa sabab u ah dhanka laabta oo aad oo moodo had iyo jeer inaan naxsanahay
waad mahadsantihiin dhamaan bahda page kan somalidoc.com
Title: Re: Su'aal: Dibiro joogto ah iyo daaco aan kala go' lahayn?
Post by: SomaliDoc on May 28, 2015, 10:09:56 PM
Dibbiro iyo daaco joogto ah waxay astaan u tahay dheef-shiid xumo, ee halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xanuunkaaga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html)