Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: drmire on August 05, 2017, 11:32:05 AM

Title: Su'aal: Waxaan ka cabanayaa bidaar?
Post by: drmire on August 05, 2017, 11:32:05 AM
Asc slan kadib dr mahad ha kagadhe cawinta ad u heyso umada somaliyed  waxan jecelahay inad i caawiso waxan ahay nin dhalin yaro ah da'da 23 sano dr waxan ka cabanaya bidaar mida salxaha ah mana awodo inan berto tinta maxan isaga daaweyn kara biraata mase isticmali kara kaniniga propecia thanks dr
Title: Re: su'al bidaarta
Post by: CilmiSabca on August 05, 2017, 10:27:08 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan daawada propecia iyo bidaarta http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6254.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6254.0)
Sidoo kale linkigaan guji si aad akhrisatid daawada bidaarta ee Minoxidil http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,7702.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,7702.0.html)