Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Awil5 on October 05, 2017, 09:34:50 PM

Title: Su'aal: Gaas ayaan qabaa, qabawne waan iskaga baqay?
Post by: Awil5 on October 05, 2017, 09:34:50 PM
      Asc doctor sln kadib waxaan qabaa gaas hadana qabowna waa iska kaga baqay habeen ayaa qubeestay hadana aniga oo shaati wata waxaan raacay mooto laba lugooleeda ama bodo sidaa u taqaano habeen kaas qufac iyo jarees ayaa isku arkay. kadib qur'aan ayaa isku aqriyay waan ronaaday.

   Hada waxaan sameyaa markaan sexanaayo xabad sowdo ayaan korka marsadaa lkn hurdada xogaa markaan hurdo qarow iyo cabsi ayaa galaa. dr xabad sowadada hadaan shaaha ku darsado 2 dibic wax yeelo miyey ledahay gaaskana ma u daran tahay misa weey u roontahay plz jawabtaada waa ii muhiim
Mahadsaid qeer allaha ku siiyo.
Title: Re: Su'aal: Gaas ayaan qabaa, qabawne waan iskaga baqay?
Post by: CilmiSabca on October 10, 2017, 09:05:34 PM
Halkaan ka akhriso:

Xabad Sowdo (http://bit.ly/2y9bMyu)

Halkaan ka akhriso:-

Gaaska (http://bit.ly/2f5cuUQ)

Haddii aad qabtid Su'aalo dheeraad ah, ku soo qor Qeybta Su'aalaha; New Topic.
Riix Halkaan (http://bit.ly/2fhsR0N)