Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Suheyb Abshir on March 20, 2019, 01:16:03 AM

Title: Su'aal: Cidida gadaasheeda oo i diirmaysa?
Post by: Suheyb Abshir on March 20, 2019, 01:16:03 AM
Asc dictoore alle ha idinka abaal mariyo howsha culus ee aad bulshadiina u haysaan.
Waxaan kudo badan isku arkayey cidiyaha gadaashooda oo harag xanuun badan iga  kacayo markaan is iraahdo iska goona uu isii dilaacayo dhiigna iga imaanayo.

Dr maxaa keena arrinkaas maxaana lagu daaweeyaa hadii uu xanuun yahay .

Mahadsanidiin.