Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed333 on July 02, 2008, 10:17:41 AM

Title: Shanqarta Caloosha (Bowel Sounds)
Post by: Ahmed333 on July 02, 2008, 10:17:41 AM
waan idin salamay salaan kabacdi waxan doonayaa walaala yaal suaal aan doonayo jawaabteeda inaan ogaado run ahantii in badana aan isku dayay inaan ogaado. su aashaydu waxa weeye calooshu hadii ay sanqadho ama guuxdo maxa dhaliya gaarahaan marka la cuno wax fat ku badan yahay oo ay caoolshu samyso san qadh ay dadka kuu dhawoo dhani maqli karayaan fadal iiga soo jawaaba waxa keena guuxaa caloosha waad mahdsantiin wa bilahi taw fiiq. ::) ::)
Title: Re: caloolsha
Post by: Dr.Tulip on July 02, 2008, 03:09:28 PM
walaka qadey walaalo ahmed, waxyabo badan aya kena guuxas waxa kamid ah walaalo ,( Digestion process) ay caloosha cuntad shedayso(camaliyat el hadm) or markay calosha bahantahy ,waxan rajeynaya inan suashadi kaga jawabey walaalo