Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Cudurrada Maskaxda => Topic started by: SomaliDoc on April 02, 2008, 07:26:34 AM

Title: Fahmitaanka Iskizofereeniyada (Schizophrenia)?
Post by: SomaliDoc on April 02, 2008, 07:26:34 AM
Waxaan jeclahay inaan maanta halkaan uga hadlo  cillada maskaxeed ee ugu tira badan dunida oo ah Iskitsoofiriiniya (schizophrenia).

Iskitsoofiriiniya ama Dareenka maskaxda ee xaqiiqda ka baxsan (Schizophrenia) waa xaalad daran, oo saameynaysa nolosha qofka.

Dadka qaba ayaa suuragal ah in ay maqlaan codad, arkaan waxyaabo aan muuqan ama waxay aaminsan yihiin in ay dad kale akhrinayaan ama xukumaan maskaxdooda.

Ahmiyadda uu leeyahay mawduucaani waa inaan ukala qeybinaa dhawr qeybood is ay u sahlanaato fahankiisa iyo dhinaca su'aalo weydiintaba.

Mawduuca waxaan u kala qeybin doonnaa ilaa 5 qeybood oo su'aal iyo jawaab ah annagoo ka jawaabi doonna su'aalahaan soo socda:

1- Waa maxay Iskitsoofiriiniya (Schizophrenia)? (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=935.0)
2- Maxaa calaamado ah ee lagu gartaa Iskitsoofiriiniyada? (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=940.0)
3- Maxaa sababa cudurka Iskitsoofiriiniyada? (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=948.0)
4- Sidee loo baaraa cudurka Iskitsoofiriiniyada? (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=952.0)
5- Sidee loo daaweeyaa cudurka Iskitsoofiriiniya? (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=953.0)

SomaliDoc