Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamed Hassan on July 17, 2019, 05:17:02 AM

Title: Su'aal: Qanjirada saracda ayaa i bararsan?
Post by: Maxamed Hassan on July 17, 2019, 05:17:02 AM
asc bahda somali doc suasheda waxa waay dr waxa i bararsan qanjirada sarcada waxane leega qabtaa caloosha qeebta hoose ee bidx iyo midig waxan darema side muroq soo kuusan gacanta hadan ku riixo wuu shanqara waxa rabay in leega soo jabaabo