Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fatxifoos on September 08, 2011, 10:14:37 AM
-
Asc. Waxaan rabaa inaan wax ka ogaado waxa uu yahay cudurka Baraska ama -caddaadka- ee oogada ku dhaca oo dubka ka diira. Calaamadaha cudurkaas iyo waxa lagu daaweeyo. Mahadsanidiin.
-
Halkaan ka baro cudurka BARASKA: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2505.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2505.0.html)