Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Caweeye on May 14, 2008, 10:50:29 PM

Title: Tabardarro Xagga Galmada Ah
Post by: Caweeye on May 14, 2008, 10:50:29 PM
ASALAAMU CALAYKUM

BACDA SALAAN, WAXAAN DOONAYAA IN AAN WAXKA OGAADO WAXA KEENA
AMA SABABA IN UU  TABARDARI  IYO AWOODLA,AAN  KU TIMAADO XAGA GALMADA AMA UU AWOODI WAAYO IN UU LARAAXAYSTA GABADHIISA MAXAA LA, ORAN KARAA ?
Title: Re: Maxaa keena ?
Post by: SomaliDoc on May 15, 2008, 12:43:38 PM
Qoraalkan ayaa kaaga jawaabaya su'aashaada
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0