Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaifmuse on August 02, 2017, 10:54:56 PM
-
Asc bahda somalidoc adbad umahad santihin suasheyda hadan guda galo dhaqtar ban utegay anon xanunkeyga shegan wuxu idhibay shey yar gacanta an ku qabsaday computer aya ku xarirsan cabar ban hayay marki dambe wax yabo badan ayu igu shegay anan qabo o waxa igu darra kilyaha aya saliid kaga buxdo o walaga dhaqaya marka dhaqtar scannkasi ma wax jira o dhaqtirtu istacmalan
-
Halkaan ka akhriso jawaabta.
Riix linkigaan:-
https://goo.gl/Rr6Rqk