Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on March 14, 2016, 10:33:30 PM

Title: Su'aal: Liin dhanaanta wajiga ma iftiimisaa?
Post by: Ashom on March 14, 2016, 10:33:30 PM
Waxaa website yo badan Ka aqriyay Sida web Ka wikihow LA yiraahdo
In liin  dhanan ta ama lemon
In ee  wajiga iftiimiso Oo ee  kaa dhaqeeyso qoraxda madow geeda
Arin kaas maxaa kijro
Thank you
Title: Re: Su'aal: Liin dhanaanta wajiga ma iftiimisaa?
Post by: SomaliDoc on March 27, 2016, 03:56:08 PM
(http://somalidoc.com/Topics/liindhanaan.png)

Liin dhanaantu waxaa laga helaa faa'idooyin badan oo halkaan lagu soo koobi karin, laakiin waxaan ka hadli doonaa insha'llah faa'idooyinka badanaa la isku waafqasan yahay:

Akhriso Caafimaadka Shaaha lagu daro liin dhanaanta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6520.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6520.0.html)

Haddii aad su'aalo caafimaad ah qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)
Title: Re: Su'aal: Liin dhanaanta wajiga ma iftiimisaa?
Post by: Bidaar59 on October 26, 2020, 12:42:18 PM
Diktoore liin-dhanaanta wajiga la marsanayo xiliyada qaboobaha dhibaato miyeey keeneysa dadka ku nool wadamada qabowga ka jiro.  Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Liin dhanaanta wajiga ma iftiimisaa?
Post by: Milica_soomali on December 05, 2020, 01:54:58 PM
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)

dhunkasho!